Android에 APK / APKS / OBB 파일을 설치하는 방법
Daariz waa barnaamij xiiso leh, bilaash ah oo si fudud kaaga caawinaya barashada akhriska iyo qoraalka Af-Soomaaliga goobkasta iyo goorkasta oo aad joogto.
Akhriska Af-Soomaaligu waxa uu lama-huraan u yahay waxbarashada, shaqada, xidhiidhka ehelka, adeegyada tignoolajiyadda cusub sida Zaad ama .
하디 aad tahay qof hadda bilaw ah iyo haddii aad aqoon kooban u leedahay afka Soomaaliga oo aad rabto in aad kordhisato, barnaamijka Daariz waa habka ugu habboon ee aad si dhakhso karto
Haddaba si aad u bilawdo geeddiga aad akhriska ku baranayso ama aad cid kale ku barayso, la soo deg barnaamijka Daariz. Waxa aad ka heli doontaa boqollaal cashar iyo laylisyo. Waxa intaa kuu dheer, sheekooyin kala geddisan oo aad dhammaantood heli karto adiga oo aan wax khad (인터넷) ah u baahan. Taasi waxa ay kuu suuragelinaysaa in aad goob kasta iyo goorkasta wax ku baran karto.
Waxbarashadu waa in ay noqotaa mid uu ardaygu xiiseeyo. Sidaasi darteed, mar kasta oo aad cutub ama cashar dhammeyso, wasa aad ku guuleysan doontaa neefaf geel ah (oo daruuraha kuugu xareysan!). Waxa aad kula tartami kartaa saaxiibbadaa adiga oo tirsanaya inta halaad ee aad ku guuleystay muddadii aad Daariz wax ka baranaysay.
Waxa aannu Daariz kusoo kordhin doonnaa barnaamijyo qofka akhriska bartaa ka heli doono waxbarashada dugsiyada oo la soo koobay yada oo loogu talogalay dadkii aan fursad u helin in ay dugsiyol galaan Barnaamijyadan oo bilaash ahi waxa ay suuragelinayaan in qofkii dedaal la yimaaddaa uu imtixaan u fadhiisto oo qaato shahaadadaha waxbarashada.
Haddii aad ka heshay barnaamijkan, fadlan xiddigaha qiimaynta shan na sii!
파일 확인서명이 개발자 인증서와 일치합니다
수정되지 않은 파일: 공식 앱 스토어에 있는 이 앱 버전들과 같은 인증서, Google이 관리하는 개발자의 앱 서명 키로 서명됨. 서명은 누가 파일에 서명했는지를 보여 줄 뿐, 앱이 어떻게 동작하는지는 알려 주지 않습니다.
apkgold.kr 카탈로그에 있는 Daariz Somali 버전별로 필요한 최소 Android 버전이 어떻게 바뀌었는지 보여 줍니다. 그래프의 점을 누르면 특정 버전을 확인할 수 있습니다.
현재 Daariz Somali 1.21 버전은 Android 4.4 이상에서 실행되며 Android 12을(를) 타깃으로 합니다.